8/19/10




Raqiis iyo free calls somalia 


Bishaaro waxaa kuugu yimid goobta aad ka joogto Somaliya oo dhan-Qalab aad wax weyn uga tari doona kobcinta dhaqaalahaaga gaar ahaan telefoonka- Waxaad ku isticmaali kartaa Xafiiska , Guriga ,Dukaanka & baranche-Uma baahna kumbiyutar & aqoon midna  si aad u isticmaasho qalabkan waxaad u baahan tahay 

  1. Internet DSL  (muhiim)
  2. Koronto 100---220V
  3. Gadato Linksys voip 
  4. Wuxu leyahay 2 Line  telefone 
  5. Furato xisaab ( account ) Voip 
  6. Accountiga lacag ku shubato (1$ to -----)
  7. Qaado  Free  &  USA ama UK number  lagaa so waco adigoo jooga somalia

 Kadib waxad galin INTERNET  (fiilo DSL Rj 45) ah oo qura -internet DSL  waxaa laga helaa ( muqdisho - afgooye - marka - beledweyne - jowhar - kismayo - puntland & somaliland ) Kadib addunka ku wac telefoon raqiis iyo cod faseex ah - Barnamijka uu ku shaqeyo haddad haysato VOIP user xor baad u tahay ku xiro -  Hadii aadan haysan waxaa kuu diyaarinaya Jungalphone ha moogaan - 

  1. Account aan laheyn expired 
  2.  Inta dollar aad rabto gado
  3. 24/7  Online  la xiriir 
  4. Qiimaha Linksys waa 60$ 
  5. Ku gado  ZAAD hormuud iyo xawilaad


halkan riix ka baro sida program loogu sameeyo linksys voip


  


                                          Free  call  to  somalia 

waxaan hayaa barnaamij iyo qalab kuu sahlaya inaad soomalia kula shekeysato Free calls waligaa waxaad bixineysaan oo qura qiimaha internetka DSL - waliba qofka somalia jooga uma baahna kumbiyutar wuxuu gadanayaa Linksys voip kadibna internet DSL ayuu ku xiranayaa qofka kale ee jooga dunida inteeda kale wuxuu isticmaalaya kumbiyutar – mobile leh internet ama Linksys kii u fudud intaad doonto ayaad hadleysaa ma ahan ijaar bileed ama sanad waa free barnamijka insha allah waligiis  -  Qaado  telefoon USA ama UK  free ah oo lagaa soo waco  adigoo  jooga somaliya gaar ahaan magaloyinka laga helo internet DSL ( muqdisho - Afgooye - Marka - Kismayo - Jowhar - beledweyne - Puntland iyo somaliland ) qalabkan Linksys voip waxaad ka heleysaa somalia /muqdisho -- wixii suaalo ah walaal gacmo furan --- http://.jungalphone.com/


    
Si aad warbixin u hesho nala soo xiriir

country  : Saudi Arabia
city  :  jedda
Hotline       +966556315212
somalia      +252615532704
kenya         +254703341764
Email   : OLOL411@Gmail.com
MSN    : OLOL411@hotmail.com      
Website : jungalphone

Martida booqatay

martida  booqatay